Kas-Dareen🫶💑 Telegram channel photo

Kas-Dareen🫶💑

@kasdareen12पब्लिक चैनल

Hindisaha Murtida heegan iyo Hadal ku maamuuska Hibo waxan uleeyahay Abwan heesa Soo Curiyay oo waxan Haybta io Hadal wadaagnaba Hal abuurka dunidaa Hirqiyay Gabayo Haaneedsho♥️👸

धर्महिन्दीभारत

252

Last views

1.4k (1,441 subscribers)
सदस्य
—
Rating
36
Total Posts
Oct 16, 2026, 12:55 AM
अपडेट किया गया
Apr 12, 2026
Created
Stats

आप हिंदी में सामग्री देख रहे हैं। अन्य भाषाओं में सामग्री देखने के लिए साइट की भाषा बदलें।

चैनल जानकारी

चैनल जानकारी
चैनल का नामKas-Dareen🫶💑
यूज़रनेम@kasdareen12
श्रेणीधर्म
भाषाहिन्दी
देशभारत
सदस्य1,441
चैनल प्रकारपब्लिक चैनल
बनाया गया12 अप्रैल 2026
आखिरी अपडेट16 अक्टू॰ 2026 • 6 दिन पहले
स्थितिसक्रिय

रैंकिंग

ग्लोबल रैंकिंग
#386863-950
भाषा रैंकिंग
#3341-16
श्रेणी रैंकिंग
#8377-14

सब्सक्राइबर वृद्धि

कुल: 1.4K30 Days growth: -382.6%
09/1609/2109/2610/0110/0610/1110/15
सब्सक्राइबर वृद्धि - 30 Days
DateSubscribers
16:09:20261,479
17:09:20261,479
18:09:20261,464
19:09:20261,464
20:09:20261,464
21:09:20261,464
22:09:20261,464
23:09:20261,464
24:09:20261,464
25:09:20261,464
26:09:20261,464
27:09:20261,464
28:09:20261,464
29:09:20261,464
30:09:20261,464
01:10:20261,464
02:10:20261,464
03:10:20261,464
04:10:20261,464
05:10:20261,464
06:10:20261,464
07:10:20261,464
08:10:20261,464
09:10:20261,464
10:10:20261,464
11:10:20261,464
12:10:20261,464
13:10:20261,464
14:10:20261,464
15:10:20261,441
सब्सक्राइबर वृद्धि - Weekly
DateSubscribers
Week of 06:04:20261,576
Week of 13:04:20261,574
Week of 20:04:20261,574
Week of 27:04:20261,567
Week of 04:05:20261,567
Week of 11:05:20261,567
Week of 18:05:20261,556
Week of 25:05:20261,556
Week of 01:06:20261,556
Week of 08:06:20261,556
Week of 15:06:20261,556
Week of 22:06:20261,556
Week of 29:06:20261,525
Week of 06:07:20261,525
Week of 13:07:20261,525
Week of 20:07:20261,525
Week of 27:07:20261,525
Week of 03:08:20261,525
Week of 10:08:20261,500
Week of 17:08:20261,491
Week of 24:08:20261,483
Week of 31:08:20261,483
Week of 07:09:20261,479
Week of 14:09:20261,464
Week of 21:09:20261,464
Week of 28:09:20261,464
Week of 05:10:20261,464
Week of 12:10:20261,441
सब्सक्राइबर वृद्धि - Monthly
DateSubscribers
April 20261,574
May 20261,556
June 20261,556
July 20261,525
August 20261,483
September 20261,464
October 20261,441
सब्सक्राइबर वृद्धि - Yearly
DateSubscribers
20261,441

नवीनतम पोस्ट

Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

06 सित॰ 2026, 13:20

عن ابن عمر رضي الله عنهما قال:
قال رسول الله ﷺ:
«خيرُ ما قلتُ أنا والنبيون من قبلي: لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد، وهو على كل شيء قدير».

Waxaa laga wariyey Ibnu Cumar (RC) inuu yidhi:
rasuulkii alle (ﷺ) wuxuu yiri:
"Waxa ugu khayr badan ee aan iri aniga iyo nabiyadii iga horreeyeyba waa "Laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lah, lahul-mulku wa lahul-xamdu wa huwa calaa kulli shay’in qadiir."

Waa adkaarta/ducada ugu fadliga badan maalintan carafo, aan ku cel-celinno, innagoo yaqiinsan in alle innaga aqbalayo.
252004
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

06 सित॰ 2026, 13:20

.. Dhul intee le’eeg buu nin u baahanyahay.?

Haweenay reer magaal ah ayaa miyiga u timid inay booqato walaasheedii ka
yarayd. Walaasha weyn waxaa qabay ganacsade, midda yarna waxaa qabay nin
beeraley ah oo tuulada deggan. Labadii walaalood waxay u fadhiisteen shaah iyo
sheeko. Middii weynayd ayaa bilowday inay ku faanto sida nolosha magaaladu
heer sare u tahay iyo raaxadeeda; dharka fiican ee carruurteedu xidhato, cuntada
iyo cabbitaannada aadka u wanaagsan, madaddaalada ciyaaraha, xafladaha, iyo
tiyaatarka.
Middii yarayd ma jeclaysan arrintan waxayna liidday nolosha xaaska ganacsadaha
iyada oo ammaanaysa nolosheeda beeraleynimada. “Noloshayda taada uma
beddeleen,” ayay tidhi. “Waan ogahay in noloshaydu aysan xiise badan lahayn,
laakiin welwel nama hayo. Waad naga nolol wanaagsan tihiin, laakiin haddii
aydan ganacsi badan samayn waad baaba’aysaan. Ma maqashay maahmaahda:
‘Waayiddu waa walaalka weyn ee helidda’ oo maalin hodan baad tihiin, midda
xigtana inaad hoy la’aan noqotaan waa suuragal. Halkan noloshu sidaa isuma
bedbeddesho. Beeraleydu ha ku noolaato saboolnimo, laakiin waa nolol dheer.
Yaananba weligayo hodan noqone, marna ma wayno wax aan cunno.”
Ka dibna walaashii weynayd ayaa inteedii tidhi.
“Ma adigoon waxba kuu dheerayn doofaarradaa iyo weylahaa qudhunka badan
baad haysataa waxaad cunto oo kugu filan! Maxaad ka taqaannaa dhar fiican iyo
dhaqan wanaagsan! Si kastoo ninkaaga fiicani isu dhabar jabiyo, dhiriqdaas baad
noloshaada ku dhex laasanaysaa, waadna ku dhimanaysaa. Ilmahaagana taasaa sugaysa.”

“Oo maxaa ka dhib ah?” ayay middii yarayd ku jawaabtay. “Waa siday tahay
halkan. Ugu yaraan waxaan ogsoon nahay meeshaan joogno. Uma baahnin inaan
cid barinno, cidna kama baqno. Laakiin reer magaalkiinna waxaa idin ku xeeran
damac. Maalin waa barwaaqo, midda xigtana shaydaankaa ninkaaga u qurxinaya
qamaar, naago, iyo khamri. Markaana way kuu dhammaatay. Way dhacdaa sow
maaha?”
Baakom, walaasha yar ninkeedii oo foornada dusheeda jiifa, ayaa dhegaysanayay
dumarka sheekadooda. “Waa runtaa,” ayuu yidhi, “bal eeg ilaa yaraantaydii
waxaan qodayay carrada waqtina uma hayno macnadarro in madaxa naloogu
shubo. Dhibta keliya ee na haysataa waa inaanan haysan dhul nagu filan.
Haddaan haysan lahaa dhul cidna uma joojiyeen—Shaydaankana ku dhahoo!”
Walaalihii markay shaahoodii dhammaysteen xoogaana dhar iyo lebbis ka
hadleen, ayay alaabtii shaaha kala xareeyeen oo hurdo u hoydeen.
Shaydaankii wuxuu fadhiyay foornada dhabarkeeda oo sheekada wuu la socday.
Wuu ku farxay in xaaskii beeraleydu ay ninkeedii u horseedday in uu ku faano
haddii uu dhul ku filan haysto in uusan cidna ka cabsanayn, Shaydaankana ha ku
ahaatee.
“Waan gartay,” ayuu ku fekeray Shaydaankii. “Ciyaar yar baan kula dheelayaa.
Igu hallee inaad heshid dhul badan, waase jidkii aan u soo mari lahaa inaan
gacanta kugu dhigo!”

– Leo Tolstoy (1)
271002
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

06 सित॰ 2026, 13:20

Photo
Niccolo Machiavelli oo ahaa qoraa, Diplomacy iyo Faylasuuf talyaani ah oo noolaa sanadihii 1469–1527 ayaa wuxuu yiri
Waligaa gabar daacad ha unoqon,waligaana xaqiiqo dhammaystiran ha u sheegin,tani waa xaqiiqo dhab ah oo larabo inuu barto Ninkasta oo koonkan dulsaaran.
243002
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

06 सित॰ 2026, 13:20

Maanta waxaan idiin la wadaagayaa 20 cashar oo kala duwan oo aan ka bartay sannado aan ka shaqeynayay shaqooyin gaar loo leeyahay iyo kuwo dowladeed. Kuma jiraan kala horeyn gaar ah.

1. Shaqo adag waa muhiim, laakiin in lagu arko oo lagu ogaado waa sidaas oo kale. Shaqo fiican oo aad aamusan ku qabato mar walba kuma filna. Dadku waa inay ogaadaan qiimaha aad shaqada ku soo kordhiso.

2. Kulamada, dhegeyso hadalka la sheegayo, balse sidoo kale eeg dhaqdhaqaaqa jirka. Jirka wax badan ayuu sheegaa. Baro sida loo fahmo.

3. Arrin kasta waxay leedahay sawir guud iyo faahfaahin yar. Mar walba labada dhinacba maskaxda ku hay.

4. Dallacsiinta mar walba ma helaan dadka ugu kartida badan. Badanaa waxay helaan kuwa hadli kara, xiriir dhisan kara, isla markaana is muujin kara.

5. Xirfadaha ayaa kaa caawinaya inaad shaqo hesho, laakiin dabeecadda iyo akhlaaqda ayaa kaa caawinaya inaad sii haysato. Daacadnimo, waqti ilaalin, iyo la-qabsiga isbeddelka waa arrimo aad u muhiim ah.

6. Adiga ayaa mas’uul ka ah horumarkaaga shaqo. Haddii aad sugto in lagu ogaado, waxay qaadan kartaa waqti dheer. Mararka qaarkood iska hadal oo is muuji.

7. Marka aad sare u kacdo, shaqadu way is beddeshaa. Waxaad ka yaraaneysaa qabashada hawlaha, waxaadna u leexanaysaa hoggaamin, talo bixinta, iyo hagidda dadka.

8. Mararka qaar qofka codkiisu dheer yahay ayaa go’aanka saameeya, xitaa haddii uusan sax ahayn. Kalsooni, hadal cad, iyo xeelad baa inta badan guuleysta.

9. Iimeylku waa caddeyn. Had iyo jeer hay iimeylo iyo qoraallo kuu yaalla. Mar dambe ayaad u baahnaan kartaa.

10. Qor arrimaha xafiiska ee muhiimka ah, adigoo xusaya taariikhda. Qoraalladu waxay kaa caawinayaan inaad aragto dabeecado soo noqnoqda, maadaama xusuusteennu mararka qaar na khaldo.

11. Ha u tegin maamulahaaga adigoo kaliya leh dhibaato. U gee dhibaato iyo talooyin xal ah. Noqo qof wax xallin kara.

12. Dadaalku waa fiican yahay, laakiin natiijada ayaa ka muhiimsan. Shaqadaada ku muuji wax-soo-saar iyo natiijo dhab ah.

13. Dunidu si degdeg ah ayay isu beddeshay, AIguna hore ayuu u soo baxay. Baro isticmaalka AI (artificial intelligence) si aad ugula jaanqaaddo waqtiga.

14. Noqo qof wax u qorsheeya. Ka fikir waxaad sameyneyso, sida aad u hadleyso, iyo cidda aad la xiriireyso. Wax walba si ujeeddo leh u samee.

15. Bar xirfaddaada si qoto dheer. Ma garan kartid wax xun ilaa aad taqaan wax fiican. Isku day inaad ka mid noqoto dadka ugu wanaagsan waxa aad qabato.

16. Dhibaatooyinka waa la iska gudbaa. Marka aad ka gudubto caqabado, waad adkaaneysaa. Dadka gaara meel sare badanaa waxay maraan waddada adag.

17. Dad badan ayaad la shaqeysaa, laakiin maamulahaaga waa qof aad muhiim u ah. Bar sida si fiican loola shaqeeyo oo loola wadaago xog cad.

18. Si xikmad leh u dooro dagaallada aad gasho. Mar walba in aad saxdo qiimo ma leh. Ogaaw goorta la hadlayo iyo goorta la iska dhaafayo.

19. Ku dhiirrigeli dadka aad la shaqeyso—kuwa kaaga sareeya iyo kuwa kaaga hooseeyaba. Dadka ku reeb dareen wanaagsan.

20. Shaqadaada wax sii, waqtina geli, laakiin mar walba xasuusnow qoyskaaga waa ka muhiimsan yahay. Shaqo waa lagu beddeli karaa, qoys se si fudud laguma beddelo.

Anigu dhammaan casharradan si fiican uguma fiicnayn, balse waxa ay ka yimaadeen waayo-aragnimadayda iyo tan dad aan la shaqeeyay.

Maalin walba waxaan ku dadaaleynaa inaan noqono dad ka wanaagsan sidii shalay. 
  W/Q Maye Omar
266000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

06 सित॰ 2026, 13:20

Photo
Faa’iidada xusuusta liidata ee qofka waa inuu mar kasta ku raaxaysto waxyaabaha wanaagsan sidii inay tahay markii ugu horreysay.

~Friedrich Nietzsche.(  faylasuuf iyo qoraa Jarmal ah).
296000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

06 सित॰ 2026, 13:20

Photo
Arrimaha caadiga ah ee nolosha, u dabaalo sida biyaha durdurka; balse arrimaha mabda’a, u adkee sida dhagaxa.
~Thomas Jefferson
3rd U.S. President( Madaxwaynihii sadexaad ee Maraykanka)
335000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

06 सित॰ 2026, 13:20

Photo
“Ma awoodo in aan ku ilaawo, sababtu ma aha in ay xasuustaydu xoogantahay e waa in aan leeyahay qalbi aan ilaawin cidda uu mar gacloodo.”

❤️😘👍
343000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

06 सित॰ 2026, 13:20

Photo
📢 Ma tahay qof jecel barashada luqadda English?
Ma kugu adag tahay ku hadalka iyo fahamka luqadda English?

Waxaan qaadaneynaa 10 qof oo kaliya.

✅ Casharrada waa laga baxaa
✅ Live ayaa lagu qaataa
✅ Waa lagu dhageystaa lana saxaa
✅ Wada sheekeysi joogto ah

Haddii aad leedahay go’aan iyo dadaal — Welcome!

Iska diiwaangeli WhatsApp-kan hoose:

👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼


https://wa.me/252613000897
332000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

06 सित॰ 2026, 13:20

Photo
Go’aan qaado: Nolosha horumar laguma gaaro rabitaan keliya, balse waxaa lagu gaaraa go’aan adag iyo ficil joogto ah. Marka aad naftaada u dejiso hadaf cad, kuna adkaysato fulintiisa xitaa marka ay caqabado yimaadaan, waxaad dhisaysaa adkaysi iyo kalsooni. Qofka go’aanka leh ma joojiyo dadaalka sababtoo ah daal ama niyad-jab; wuxuu mar walba xusuustaa sababta uu u bilaabay, taas ayaana ka dhigta qof adag oo naftiisa maamuli kara.
301003
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

06 सित॰ 2026, 13:20

Photo
Cirkoo soo Onkoday
Casir galab ah buu
Cashaqu hadeer
Iigu so Curtoo
Cilalow ayaan ku Carabayaa
Cindigiyo qalbigu
Aday kuu Cabteen
Ciirsigaygiyoww
Miyaad igu Cidleyn
Mise Ciirsi iyo Cudud bad isiin🫂❤️💔🫀
303000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

29 अप्रैल 2026, 15:52

Photo
Jacaylkan waa mid aan ku beerayno nolol ku abuureyno riyo kuna dhiseyno qoys Waa sheeko ay caruurteena mustaqbalka maqli donaan kana dhaxli donaan magac qurux badan midnimo iyo jacayl dhab ah. Waxay ogaan doonaan in waalidkoodu aysan ku kulmin kaliya jacayl balse ay ku midoobeen go'aan samir, iyo kalsooni ay isu hayeen......❤️‍🩹🫂🫀💐💍💋🔐

FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)

❤️ ㅤ  💬       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ
156000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

29 अप्रैल 2026, 15:52

Photo
“Guushu ma aha furaha farxadda; farxaddu waa furaha guusha.” — Albert Schweitzer

“Ha ka cabsan inaad gaabis u socoto; ka cabso inaad istaagto.” — Confucius

“Waxaad noqotaa waxa aad si joogto ah u sameyso.” — Aristotle

“Guuldarradu waa fursad kale oo aad si ka wanaagsan u bilaabi karto.” — Henry Ford

“Mustaqbalka wuxuu u dhashaa kuwa aaminsan quruxda riyooyinkooda.” — Eleanor Roosevelt

“Haddii aad rabto inaad gaarto meel aadan waligaa gaarin, waa inaad sameysaa wax aadan waligaa sameyn.” — Thomas Jefferson

“Dadaalka maanta waa nasashada berri.” — Abraham Lincoln

“Ha sugin fursad, samee fursad.” — George Bernard Shaw
151000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

29 अप्रैल 2026, 15:52

Photo
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH

Maanta waxaan ku sameynay qiima dhimis gaaraysa 50%
Course-ka Crypto Currency 🚀

⏳ Qiima dhimistan waa muddo kooban, marka ha seegin fursaddan!

📲 Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir WhatsAppkan


👇👇👇👇👇👇👇👇


https://wa.me/252613000897
149000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

29 अप्रैल 2026, 15:52

Isku filnaasho buuxda waa in qofku awoodo inuu noloshiisa maareeyo—dhaqaale, maskax, iyo xirfad ahaan—iyadoo aan si buuxda loogu tiirsanayn dadka kale.
Qodobo muhiim ah oo lagu gaari karo:
Aqoon & xirfad barasho
Baro xirfado suuqa looga baahan yahay (tusaale: ganacsi, technology, ama farsamo gacmeed). Xirfaddu waa furaha madax-bannaanida.
Maareynta dhaqaalaha
Dakhligaaga qorshee, kaydso lacag, kana fogow kharash aan muhiim ahayn. Hadaf dhaqaale yeelo.
Maskax adag (Mindset)
Isku kalsooni yeelo, dulqaadna muuji. Ka gudub caqabadaha adigoo aan quusan.
Caafimaad ilaalin
Jirka iyo maskaxda caafimaadkooda waa saldhig. Cunto wanaagsan, jimicsi, iyo hurdo kugu filan.
Go’aan qaadasho
Baro sida aad go’aan sax ah u qaadan lahayd adigoon dadka kale ku tiirsanaan mar kasta.
Waqti maamul
Waqtigaaga si fiican u qorshee—waqti lumis waa cadawga horumarka.
Gunaanad:
Isku filnaasho buuxda ma timaado hal maalin, waa safar u baahan dadaal joogto ah, barasho, iyo dulqaad. Qofkii isku kalsoonaada oo dadaala, wuu gaari karaa.
139000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

29 अप्रैल 2026, 15:52

Photo
Haddii aan eray kasta oo afkayga kasoo baxaya aan kuu sheego jacaylkaan kuu qabo ma gaari karo giyaasta jacaylka qalbigayga ka buuxa marka aan adiga kaa fikiro Waxaad tahay fikir aan marna iga dhammaan riyo aan hurdada ku arko iyo mid aan anigoo soo jeeda ku dhex noolaado Marka aan ku ag joogo dunidu way aamustaa cod kasta wuu baaba'aa' qalbigayguna hal hees oo kaliya ayuu tumaa taas oo magacagu ku qoranyahay..
.....❤️‍🩹🫂🫀💐💍💋🔐

FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)

❤️ ㅤ  💬       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ
168000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

29 अप्रैल 2026, 15:52

Photo
Maalin kasta oo aan kaa maqanahay waxaan dareemmaa farqi weyn oo qalbigayga ka dhex taagan waxaan dareemaa in adiga la'aanta ay u eg tahay sidii bilaa neefsi sidii ay cidlo u noqotay meel dhan Laakiin xitaa marka aan kala fognahay jacaylka aan kuu hayo wuxuu i siiya xoog wuxuu ii yahay rajada aan ku noolahay wuxuu ii tusayaa in maalinta aan kula kulmo ay ka dhigan tahay farxad cusub oo qalbigayga dib u dhisaysa......❤️‍🩹🫂🫀💐💍💋🔐
181000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

29 अप्रैल 2026, 15:52

Photo
Jacaylka aan kuu qabo ma aha oo kaliya dareen ku kooban maanta ee waa rajo mustaqbal oo qurux badan Waa qorshe nololeed waa riyo aan doonayo inaan kula wadaago waa safar aan ku hamiyo inaan kula maro Waxaan doonayaa inaan arko farxadaada subax kasta oo aad indhaha kala qaado waxaan raba inaan dhagaysto qosolkaaga waxaan rabaa inaan garab kugu yeesho marka ay noloshu adkaato,.......❤️‍🩹🫂🫀💐💍💋🔐
176000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

29 अप्रैल 2026, 15:52

Photo
Ha ka welwelin inaad keligaa ahaato xaqiiq kuwii safarka kula bilaabay ma awoodi doonaan inay la jaanqaadaan guushaada🤌

"Haddii aad dareemayso in waqtigu aad u ordayo waxay tusinaysaa in aad barwaaqo ku dhex jirto ee Ilaahey ku shukri Dadka dhibaataysani waxay moodaan in waqtigu taaganyahay🥺❤️🤲
189000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

29 अप्रैल 2026, 15:52

Photo
صَلُو على الحبّيبِ الْمصّطَفيَ  محمَّدٍ امَّين 🩵😍✨️

Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. 🩵😍✨️

صلي الله عليه وسلم  🩵😍✨️

FADLAN NAGU TAAGEER(🩵) AMA (👍)

❤️ ㅤ  💬       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ

╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯

🦋🌺⚘......ℂℍ𝕌𝕄𝔸 𝕂𝔸ℝ𝕀𝕀𝕄......❤️🌸
185002
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

16 अप्रैल 2026, 14:27

Photo
Haddii la i weydiiyo waxa ugu qaalisan nolosheyda magacaaga ayaan ku jawaabi lahaa Haddii la i weydiiyo riyada ugu weyn waa inaan nolosha kula wadaago farxad iyo murugo guul iyo imtixaanba Adiga ayaa ah qofka aan la doonayo in aan ku bilaabo subax walba kuna dhammeeyo habeen kasta.....❤️‍🩹🫂🫀💐💍💋🔐

FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)

❤️ ㅤ  💬       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ

╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮
​​​​📸◌​ོ| Zaxiibka Wanaagsan​ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯

🦋🌺⚘......SUBX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
135000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

16 अप्रैल 2026, 14:27

Photo
DAREEN.

Naftaan kaa didee
Ku dareensataan
Inaan daw-marshiyo
Dib u eegayaa aaaa.

Ubax doogsadaan
Ku dabaalayaa aaa
Ha degee qalbigu.

Hankan kaa durgee
Kuna diiday baan
Inuu soo dabciyo
Dux ka dhowrayaaaa.

Heesahaa damqiyo
Dawo muusig baan
Durbaan ugu tumaa
169000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

16 अप्रैल 2026, 14:27

DUCOOYIN-KA HORUMAR-KA IYO GUUSHA:💪📿
1.اللهم إني أسألك التوفيق والسداد:
"Allahayow waxaan ku warsanayaa guul (waafajin khayr) iyo dhabbe-qaad tusaalaysan."
2.اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا فاجعل أمورنا سهلا:
"Allahayow wax fudud ma jiraan waxaad adigu fududaysid mooyee,ee arrimahayaga noo fududee."
3.رب زدني علما ووسع لي رزقي وبارك لي في وقتي:
"Rabbiyow cilmiga ii kordhi,rizqigana ii waasici,waqtigana ii barakee."
4.حسبنا الله ونعم الوكيل:
"Alle ayaa nagu filan,Isaga ayaana u fiican cid lala kaashado (laguna kalsoonaado)."
5.توكلت علي الله، ولا حول ولا قوة إلا بالله:
"Alle ayaan talosaartay,xeelad iyo xoog midna ma jiro Alle mooyee."
6.اللهم ارزقني في السعادة والرضا وراحة البال:
"Allahayow iigu deeq farxad,ku qanaaco (waxaad i siisay) iyo deganaansho maskaxeed."
8.اللهم اجعلنا من عالي الهمم، وارزقنا القمة في كل عمل:
"Allahayow naga dhig kuwa himiladoodu sarrayso,naguna deeq inaan meel sare ka gaarno shaqo kasta oo aan qabanayno."
9.يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث، أصلح لي شأني كله:
"allow kan nool ee iskiis u istaagayow, naxariistaada baan kaalmo weydiisanayaa,ee arrimahayga oo dhan ii hagaaji
10.اللهم افتح لي أبواب فضلك:
"Allahayow ii fur albaabbada fadligaaga (iyo horumarkaaga)."
159000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

16 अप्रैल 2026, 14:27

Photo
Min qiyaas jacaylkiyo
Muxibada la saaroow

Madxafkii xasuustiyo
Madashii daryeelkoow

Matankii naftaydiyo
Madigii xiskaygoow

Murtiyahan wax fahankiyo
Xushmad lagu majeertoow

Shaqsi maanka dagay iyo
Dookha maamulkiisoow

Murug ruux tir tira oo
Farxad igu muquunshoow

Wanaag marinadiisiyo
Gobanimo magteedoow

Laabtii ku muhatiyo
Maskaxdii waxay tiri
Madaxwayne khaasiyo
Masiirkii jacaylkoow
Mudadaadu waa abid!

Hal qalbi iyo hal qof.♥️🫀
188000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

16 अप्रैल 2026, 14:27

🎗 ◥▓░🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳░▓◤

•━━━ ✽ ⎋🔝⎋ ✽ ━━━•
🍯Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho☕️

https://t.me/kobci_maskaxdaada1🌮
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/halgnka
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/wacyi01
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Dhuuxjaceyl
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/QANAATMUBAARAK
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/wadnojacayl
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/LAMAANe24h
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/ASTAANTI_JACAYLKA1
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/dhaxalrebchannel
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/darajo33
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/oldwriter1
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/xabsijacayl12
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/NolosheydiHore💔😰
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Kaligariyow 🧠
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Abdullahidhaqane💔💉🦋
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/fardawsafiican1🔑
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Hogaanka_nolasha1🧿
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/wadadaguusha11🪴
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Nafteydagacalo021📿
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/dhiiriye🔫
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/walaal_du📨
🧢Hada ku bir🪤

🥇
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/TALOOYINKANOLOSHA24🪧
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/kubaro_english_video🪩
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/somalienglishcollege
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/MUSHARAXA📄
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Ilaah_kaliya_lahadal⚖
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Murti_maal📨
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/dhiirigelin27🫶
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/tixjaceyl😍
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/WANAAJIYE_CHANNEL🖤
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/XIKMAD_MURTI_CHANNEL🥰
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Marwa_Asturan😘
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Dareenka_Guusha🤗
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Talooyinka_Nolosha😩
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Abdirizakthoughts1🗂
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/KAARAANCHANNEL🎛
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Cawayskanolosha📽
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/hoygaaqoonta12🏢
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/janojanokusug🪫
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/koolkooliye6✨
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/zamaan_7🧰
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/HayaankaNolosha123⚖
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/halgankanololshaeedhalinyarada🍂
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/DAREENQALBI1🫂❤️
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Qalbitabat🔦
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/AHLUL_KHEYR💎
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/maankaal1🪙
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/qadarjacayl💸
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/suaalodini12
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Baro_xadiiskan⌛️
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/NaafadaCaashaqa🕊
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/hagahanolosha7☎️
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/ifinoloshaada🎲
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/murtiside77🏅
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/qoraalo_dhiiri_galin_ah💊
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Q0RM0🛹
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Dareenkilumay🧋
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/hormari_maskaxdada🧉
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/DRSFARDOWSA🎈🎁
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/XasUus_QoR_JecEYl🎂
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/ILAYSKAMAANKA_1🍿
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/furaha_qalbiga🍫
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/somalia_12🥗
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Qalbi_dhiirran🤪
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/ORAAHDAHADALKA24😋
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Akhriste1🌮
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/maankaal1🌤
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/OGAANSHAHANOLASHA67🌟
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Ur_amaley☀️
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/himilo_books🌫
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/Darenka_dahsoon1🧍‍♂
🧢Hada ku bir🪤

https://t.me/DhirigalintaNafta 🫂🫀
🧢Hada ku bir🪤

                    🄺🅄🅆🄾 🅀🄰🅂 🄰🄷
            🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳

ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
🔕 https://t.me/Abdullahidhaqane💙👌😍
🔕 https://t.me/NolosheydiHore🖤🥰
🔕 https://t.me/Kaligariyow🦎
🔕 https://t.me/DhirigalintaNafta💊
🔕 https://t.me/kobci_maskaxdaada1❤️

      🚁powered By : https://t.me/DhirigalintaNafta🤎🤍💙

              🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳

https://t.me/DhirigalintaNafta

Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah 🪝

https://t.me/AbdullahiDhaqane9🏔

                  🚧↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🚧
122000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

16 अप्रैल 2026, 14:27

Photo
https://t.me/addlist    ━━━━ https://t.me/Kooxdawadajir━━━
🥇    𝗦𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗛𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝘀𝗼 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹-𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘂 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺 . 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵-𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿: 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲: https://t.me/cilmooge1
  ◎━━━━━✯━━━━━━◎
             ⎉_-𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱-_⎉
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝘁𝗵𝗶𝘀 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹 👇
https://t.me/SamiirIsmail
126000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

16 अप्रैल 2026, 14:27

Photo
“Xaqiiqda nolosha dhabta ah waa in aysan waligeed noqon mid sahlan. Mararka qaar waxaad la kulantaa farxad, mararka qaarna dhibaato—labaduba waa qayb ka mid ah safarka. Qofka fahma nolosha ma sugo inay qumman noqoto, balse wuxuu barto sida uu ugu noolaado xaalad kasta. Ma aha inta aad haysato ee qiimaha leh, ee waa sida aad u maareyso waxa aad haysato. Samir, shaqo, iyo tawakal—kuwaas ayaa ah sirta nolosha guusha leh.” ✨
175000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

16 अप्रैल 2026, 14:27

Salaamullaah Jaallayaal, waxaan idiin rajaynaayaa caafimaad qab iyo waqti idiin wacnaada.
▶️SOON-KA SHAWAAL:
Nabigu SCW wuxuu yiri “qofkii sooma ramadaan,dabadeena raaciya lix(6) maalmood oo kamid ah bisha shawaal, wuxuu la mid yahay qof sannad soomay"
Ramadaan galbatay, waxay ahayd marti qiimo badan,inala joogaysay muddo yar, haatan wey inaga tagtay, balse cibaadadii iyo ku xirnaantii rabbi ma aysan dhammaan.
Soon-ka shawaal waa jaanis iyo fursad aad u Faa'ido badan, waa darajo soon sannad oo kale ah lagu gaarayo, sannadku wuxuu ka kooban yahay 360 maalmood,ramadaan waxay ahayd 30 maalmood, halkii maalin waxaa ajar ahaan laguugu dhufanayaa 10 jeer, waxay noqonaysaa 30×10= 300 ajar, waxaa ka dhimman 60, shawaal waxaa laga soomayaa 6 maalmood,halkii maalin laguugu dhufanayo 10 darajo 6×10= 60 ajar, isku darkoodu waa 360 ,waa halkaas ajarka weyn ee kaa dhigaya mid hela darajo soon sannad ah.
Dhallinyaro aan dadaalno, sii wadno dadaalkii iyo ku xirnaantii rabbi, ilaahay ha inaga dhigo kuwo sabra cibaadada.♥️😊
184000
Kas-Dareen🫶💑 logo
Kas-Dareen🫶💑

12 अप्रैल 2026, 20:44

Photo
Ciid Mubaarak 🌙✨
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana ka dhigo ciid nabad, farxad iyo barwaaqo leh. Adiga iyo ehelkaagaba ku ciida caafimaad iyo kheyr badan.
163000

दिखा रहे हैं 30 में से 36 पोस्ट

रेटिंग

लॉगिन आवश्यक है

अक्सर पूछे जाने वाले प्रश्न

Kas-Dareen🫶💑 टेलीग्राम चैनल किस बारे में है?+

Kas-Dareen🫶💑 (@kasdareen12) tgdio पर धर्म श्रेणी में सूचीबद्ध एक टेलीग्राम चैनल है। इस प्रोफ़ाइल पर रैंकिंग, रेटिंग, समीक्षाएँ और हाल की पोस्ट देखकर आप टेलीग्राम पर सब्सक्राइब करने से पहले तय कर सकते हैं। इस समय tgdio पर इसके लगभग 1,441 सब्सक्राइबर हैं।

मैं Kas-Dareen🫶💑 (@kasdareen12) को टेलीग्राम पर कैसे जॉइन करूँ?+

tgdio पर चैनल प्रोफ़ाइल खोलें, फिर Join / Open in Telegram बटन से @kasdareen12 को टेलीग्राम ऐप या वेब पर खोलकर मुफ़्त सब्सक्राइब करें।

क्या Kas-Dareen🫶💑 एक अच्छा धर्म चैनल है?+

tgdio पर आप जॉइन करने से पहले Kas-Dareen🫶💑 की रेटिंग, यूज़र रिव्यू, रैंकिंग और लेटेस्ट पोस्ट देख सकते हैं। इस समय tgdio पर इसके लगभग 1,441 सब्सक्राइबर हैं। उसी श्रेणी के अन्य धर्म चैनलों से तुलना करें।

Kas-Dareen🫶💑 के स्टैट्स और लेटेस्ट पोस्ट कहाँ देखूँ?+

tgdio पर @kasdareen12 चैनल पेज खोलें — सब्सक्राइबर स्टैट्स, रैंकिंग, रेटिंग और हाल की पोस्ट वहाँ मिलेंगी। ज़्यादा ग्रोथ/एक्टिविटी चार्ट के लिए प्रोफ़ाइल पर Stats लिंक इस्तेमाल करें।