Tala iyo Tusaale Caafimaad🔬🔬🩺🩺 Telegram channel photo

Tala iyo Tusaale Caafimaad🔬🔬🩺🩺

@taloiyotusaale8327पब्लिक चैनल

Waa kanaal baahin doona Talooyinka Caafimaad iyo nuucyadiisa kle duwan waxana loogu Talo galay Soomaaliweyn { Wixii talo ah } 👇👇👇 Mahadsanid in badan @DrmaxamedSaalax https://t.me/taloiyotusaale8327 👇👇 Pls Follow up @IFIYAHAQALBIGA143

मेडिकलहिन्दीभारत

1k

Last views

1.1k (1,079 subscribers)
सदस्य
—
Rating
10
Total Posts
Oct 16, 2026, 3:35 PM
अपडेट किया गया
Apr 19, 2026
Created
Stats

आप हिंदी में सामग्री देख रहे हैं। अन्य भाषाओं में सामग्री देखने के लिए साइट की भाषा बदलें।

चैनल जानकारी

चैनल जानकारी
चैनल का नामTala iyo Tusaale Caafimaad🔬🔬🩺🩺
यूज़रनेम@taloiyotusaale8327
श्रेणीमेडिकल
भाषाहिन्दी
देशभारत
सदस्य1,079
चैनल प्रकारपब्लिक चैनल
बनाया गया19 अप्रैल 2026
आखिरी अपडेट16 अक्टू॰ 2026 • 5 दिन पहले
स्थितिसक्रिय

रैंकिंग

ग्लोबल रैंकिंग
#320980-745
भाषा रैंकिंग
#2344+2
श्रेणी रैंकिंग
#8323-11

सब्सक्राइबर वृद्धि

कुल: 1.1K30 Days growth: -161.5%
09/1709/2209/2710/0210/0710/1210/16
सब्सक्राइबर वृद्धि - 30 Days
DateSubscribers
17:09:20261,095
18:09:20261,095
19:09:20261,090
20:09:20261,090
21:09:20261,090
22:09:20261,090
23:09:20261,090
24:09:20261,090
25:09:20261,090
26:09:20261,090
27:09:20261,090
28:09:20261,090
29:09:20261,090
30:09:20261,090
01:10:20261,090
02:10:20261,090
03:10:20261,090
04:10:20261,090
05:10:20261,090
06:10:20261,090
07:10:20261,090
08:10:20261,090
09:10:20261,090
10:10:20261,090
11:10:20261,090
12:10:20261,090
13:10:20261,090
14:10:20261,090
15:10:20261,090
16:10:20261,079
सब्सक्राइबर वृद्धि - Weekly
DateSubscribers
Week of 13:04:20261,148
Week of 20:04:20261,148
Week of 27:04:20261,148
Week of 04:05:20261,144
Week of 11:05:20261,144
Week of 18:05:20261,144
Week of 25:05:20261,144
Week of 01:06:20261,144
Week of 08:06:20261,144
Week of 15:06:20261,144
Week of 22:06:20261,144
Week of 29:06:20261,144
Week of 06:07:20261,137
Week of 13:07:20261,137
Week of 20:07:20261,137
Week of 27:07:20261,137
Week of 03:08:20261,137
Week of 10:08:20261,137
Week of 17:08:20261,106
Week of 24:08:20261,106
Week of 31:08:20261,096
Week of 07:09:20261,095
Week of 14:09:20261,090
Week of 21:09:20261,090
Week of 28:09:20261,090
Week of 05:10:20261,090
Week of 12:10:20261,079
सब्सक्राइबर वृद्धि - Monthly
DateSubscribers
April 20261,148
May 20261,144
June 20261,144
July 20261,137
August 20261,096
September 20261,090
October 20261,079
सब्सक्राइबर वृद्धि - Yearly
DateSubscribers
20261,079

नवीनतम पोस्ट

Photo
Sanboor ma leedahay? Ma hindhistaa marka hurdada kasoo kacdo kadib

Hadii aad leedahay sanboor joogto ah, hindhisyo marka hurdada kasoo kacdo kadib ama cuncun sanka iyo dhuunta ah, cun xabbad yar oo toon ah inta aadan seexan kahor.

Cunista toonta waxay daawo u tahay cudurada ku dhafa neefmareenka sida xasaasiyada, sanboorka, hindhista, qufaca iyo burikiitada. Sidoo kale toontu waxay sambabada ka nadiifisaa wasaqda waxayna xoojisaa difaaca jirka.

Cunista toonta hurdada kahor waa tijaabo lagu guulaystay waxayna keenaysa inaadan hindhis isku arkin marka aad hurdada kasoo kacdo kadib.

Tala iyo Tusaale Caafimaad
1,110007
Dhicista Naaska 3 Shay U Sabab Ah iyo Xalka Ugu Fudud Aad Ku Dhaqaaqi Karto
Daraasado goor dambe la sameeyay ayaa xaqiijiyay in kuleylka iyo dhicista naaska gabadha xiriir badan ka dhaxeeyo. Daraasadani ayaa sheegaysa in gabdhaha jikada waqtiga badan ku qaata si fudud ku dhaco naaska marka loo eego gabdhaha kale.
Qiica jikada ka dhex shidan wuxuu dhaawac u gaysataa qanjirada naasaha. Jikada in lagu jiro dhibaatadu ma ahan balse in mar kasta aad ka fogaato qaaca waxay u fiican tahay caafimadka qanjiradada xitaa dumarka qaaca badan ku shaqeya waxay saaxiib la yihin caadada wareer.
Dhicista Naaska marka laga soo tago jikada ama kulaylka qaaca, waxyaabaha rida naaska waxaa ka mid ah isticmaalka barafka waxyaabaha aadka u qabow sidoo kale isticmaalka macaanka badan iyo cunista cuntooyinka burka ku badna yahay waxay jilicyaan awooda qanjirada naasaha.
Dumarka aadka u isticmaala cuntooyinka dalka gaar ahaan qamadiga, salbukada iyo digirta si fudud kuma dhaco naaskooda, karootada ayaa sidoo kale ka mid ah khudaarta sida gaarka ah muhiimka ugu ah muuqaalka naaska


Tala iyo Tusaale Caafimaad
993004
Ku soo dhawoow walaal Daabacada Ee Daacad Design


Wax yaabaha aan qabana waxaa ka mid ah: 👇
1.Strick-rada
http://2.ID/ Card-rada
3. Business Cards-rada
4. Shahaadooyinka
5. Borarka Aroosyada I.WM

👇 Baraha Bulshada waxaa ku leenahay sida: 👇

👉 Facebook: https://www.facebook.com/DaacadDesing?mibextid=ZbWKwL

👉 YouTube: https://youtube.com/@daacaddesign4071

👉 Tiktok: https://www.tiktok.com/@daacaddesign?_t=8efrfptXE8L&_r=1

👉 Instagram: https://www.instagram.com/invites/contact/?i=

👉 WhatsApp Link: https://wa.me/message/PCD7N2PBXGUUN1

🤌 Fadlan walaal Follow/ Subscribe waa dhankaaga walaal MAHADSANID 🙏
1,910001
danab leh loona yaqaano (t-SNS), kaasoo madaxa lagu xirto.

Sida adiga oo gurigaada jooga aad iskaga yareyn karto Goonjabka casharka kale ayaan kusoo qaadan doonaa insha allah

#Tala_Iyo_Tusaale_Caafimaad

Fadlan gaarsii asxaabtaada iyo qoyskaada la ildaran xanuunkaan si ay uga faa’iideystaan.

SHARE
1,630007
GOON-JAB AMA MIGRAINE WAXBADAN KA OGOOW

Gonjab" ama "Dhanjaf", afka qalaadne lagu dhaho "Migraine", waa madax xanuun daran oo qaab dikaan camal ah loo dareemo, badanaa hal dhinac ayuu u badan inkastoo mararka qaar dhinaca kalane ku fido, qofka wuxuu hayn karaa saacado ama maalmo, mararka qaarne qofka howl kama qabsan karo.

Astaamaha lagu garto Xanuunkaan:

Marxaladda 1-aad:
Maalmaha ka horeeya madax xanuunkaan waxaa la dareemaa astaamo tilmaamayo in xanuunka kugu soo wajahan yahay, waxaana astaamahaas loo yaqaanaa "Prodrome", waxaa ka mid ah: calool fadhi, niyadjab ama kacsanaan, cunto cunis badan, murqaha qoorta oo adkaadaan, oon badan ay la socoto kaadi adan iyo halaaqyo siyaado ah.

Marxaladda 2-aad:
Daqiiqadaha ka horeeya madax xanuunkaan waxaa indhaha laga dareemaa isbadal aragga ah sida kor ku xusanba, hillaac, biriq biriq, aragga oo nus noqdo, xariiqmo iyo goobaabino socsoconaya ama is dhexgalgalaya, waxaa kaloo la dareeraa kabuubyo wajiga iyo bishimaha, hadalka oo ku dhibo mararka qaar gariir jirka ah. dad dhif ah ayaa dareemo in wajiga, qoorta, garabka iyo gacanta oo hal dhinac ah oo dareenka ka tago, xaaladaas oo loo yaqaano "Hemiplegic migraine"

Marxaladda 3-aad:
Waxyar kadib madax xanuunkii ayaa la dareemaa, qofkane waxaa dhiba iftiinka, shanqarta, wuxuu dareemaa lalabo, matag, arag aan waadix ahayn iyo wareer. waxaad marxaladaan ku jiri kartaa saacado kooban ama sadax maalin.

Marxaladda 4-aad:
Markuu madax xanuunka kaa tago, waxaad sii dareemi kartaa caajis badan, daal, murqo xanuun iyo iftiinka oo u sii dhibo, waxay astaamahaan sii socon karaa 24 saac ama ka yar, waxaana loo yaqaana "post-drome".

Maxaa keeno goon-jabka?

Illaa iyo hadda safiican looma fahansano waxa keena goonjabka / dhanjafka iyo xiriirka hidderaacnimo, waxaa la ogyahay kaliya in xanuunkaan ka dhasho isbadal ku dhaco dhambaalada maskaxda nuuca loo yaqaano "Serotonin", laakiin waxaa jira waxyaabo badan oo kiciya xanuunkaan, kuwaasoo ay ka mid yihiin:

Isbadalka hormoonada ee haweenka:

waana sababta haweenka qaba goonjabka uu ugu kaco xilliga caadada, sidoo kale daawooyinka uurka looga hortago ee hormoonka ka samaysan haweenka qaar ayay ku kiciyaan.

Waxyaabaha cuntada lagu daro:

cunnooyinka qasacyada ku jira waxaa lagu daraa wax dhadhanka macaanka u yeelo loona yaqaano "Aspartame" iyo walaxaha lagu xifdiyo ee loo yaqaano "MSG", labadaas waxyaaboo cunnooyinkii ay ku jiraan dadka qaba xanuunkaan way ku kiciyaan.

Cunnooyinka qaar:

farmaajada raagtay, cuntada dhanaanka ah, shukulaatada iyo wixii lagu darayba.

Cabitaannada: kaffayga iyo khamriga.

Welwelka: niyadjabka iyo diiqada ka dhalato goobta shaqada iyo guriga waxyaabaha kiciyo xanuunkaan ayay ka mid yihiin.

Waxyaabaha dareemaha kiciyo:

sida iftiinka xooggan, qeylada dheer, carafta siyaadada ah sida barafuunada qaar, daawada rinjiga, qiiqa sigaarka IWM.

Hurdo xumida: dhafarka iyo hurdo yarida.
Shaqada culus, galmada, isbadalka cimillada iyo daawooyinka qaar waxay ka mid yihiin waxyaabaha kiciyo goonjabka / dhanjafka.

Yaa halis ugu jira xanuunkaan?

Haddii qof qoyska ka mid ah uu qabo xanuunkaan, jaaniska inuu kugu dhaco way saraysaa, sidoo kale afar jeer markii loo dhigo, sadax dhig xanuunkaan wuxuu ku dhacaa haweenka, badanaa haweenka markay dhalmogooyaan kuma dhaco xanuunkaan.

Sidee looga hortagaa xanuunkaan?

Haddii aad garatid waxyaabaha kugu kiciyo goonjabka, kadibne ka fogaatid waxay kugu caawinaysaa in xanuunka uu kaa tago ama yaraado, waa muhiim inaad ka fogaataa waxyaabaha kiciyo ee kor ku xusan hadduu xanuunka joogto kugu yahay.

Sidee loo daweeyaa Goonjabka/dhanjafka?

Goonjabku ma lahan daawo kaa wada tagsiinaysa xanuunka ama kaga bogsanaysid, laakiin waxaa jira daawooyin xanuunka yareeyo ama looga hortago markad dareentid inuu kugu soo socdo,

daawooyinkaasi waxaa loo yaqaanaa "Triptans", sidoo kale waxaa jira kuwa loo yaqaano "Ergots", haddii xanuunka uu joogto kugu yahay, markuu ku qabtane uu 12 saac ka badan ku haynayo, daawooyinka madax xanuunkane ay wax kaa tari la'yihiin waxaa laguu bilaabi karaa daawooyin ka hortag ah ama lagula talin karaa qalab
1,790001

दिखा रहे हैं 10 में से 10 पोस्ट

रेटिंग

लॉगिन आवश्यक है

अक्सर पूछे जाने वाले प्रश्न

Tala iyo Tusaale Caafimaad🔬🔬🩺🩺 टेलीग्राम चैनल किस बारे में है?+

Tala iyo Tusaale Caafimaad🔬🔬🩺🩺 (@taloiyotusaale8327) tgdio पर मेडिकल श्रेणी में सूचीबद्ध एक टेलीग्राम चैनल है। इस प्रोफ़ाइल पर रैंकिंग, रेटिंग, समीक्षाएँ और हाल की पोस्ट देखकर आप टेलीग्राम पर सब्सक्राइब करने से पहले तय कर सकते हैं। इस समय tgdio पर इसके लगभग 1,079 सब्सक्राइबर हैं।

मैं Tala iyo Tusaale Caafimaad🔬🔬🩺🩺 (@taloiyotusaale8327) को टेलीग्राम पर कैसे जॉइन करूँ?+

tgdio पर चैनल प्रोफ़ाइल खोलें, फिर Join / Open in Telegram बटन से @taloiyotusaale8327 को टेलीग्राम ऐप या वेब पर खोलकर मुफ़्त सब्सक्राइब करें।

क्या Tala iyo Tusaale Caafimaad🔬🔬🩺🩺 एक अच्छा मेडिकल चैनल है?+

tgdio पर आप जॉइन करने से पहले Tala iyo Tusaale Caafimaad🔬🔬🩺🩺 की रेटिंग, यूज़र रिव्यू, रैंकिंग और लेटेस्ट पोस्ट देख सकते हैं। इस समय tgdio पर इसके लगभग 1,079 सब्सक्राइबर हैं। उसी श्रेणी के अन्य मेडिकल चैनलों से तुलना करें।

Tala iyo Tusaale Caafimaad🔬🔬🩺🩺 के स्टैट्स और लेटेस्ट पोस्ट कहाँ देखूँ?+

tgdio पर @taloiyotusaale8327 चैनल पेज खोलें — सब्सक्राइबर स्टैट्स, रैंकिंग, रेटिंग और हाल की पोस्ट वहाँ मिलेंगी। ज़्यादा ग्रोथ/एक्टिविटी चार्ट के लिए प्रोफ़ाइल पर Stats लिंक इस्तेमाल करें।